Text copied!
Bibles in Somali

BOQORRADII KOWAAD 4:28-29 in Somali

Help us?

BOQORRADII KOWAAD 4:28-29 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Oo meesha wakiilladu joogaan ayay fardaha iyo rakuubbada ugu keeni jireen shaciir iyo caws, nin waluba intii lagu amray.
29 Oo Ilaahna wuxuu Sulaymaan siiyey xigmad iyo waxgarasho aad iyo aad u badan, iyo qalbi ballaadhan, kuwaasoo badan sida cammuudda badda xeebteeda taal.
BOQORRADII KOWAAD 4 in Kitaabka Quduuska Ah