Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - BOQORRADII KOWAAD - BOQORRADII KOWAAD 4

BOQORRADII KOWAAD 4:28-29

Help us?
Click on verse(s) to share them!
28Oo meesha wakiilladu joogaan ayay fardaha iyo rakuubbada ugu keeni jireen shaciir iyo caws, nin waluba intii lagu amray.
29Oo Ilaahna wuxuu Sulaymaan siiyey xigmad iyo waxgarasho aad iyo aad u badan, iyo qalbi ballaadhan, kuwaasoo badan sida cammuudda badda xeebteeda taal.

Read BOQORRADII KOWAAD 4BOQORRADII KOWAAD 4
Compare BOQORRADII KOWAAD 4:28-29BOQORRADII KOWAAD 4:28-29