Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 9:2-3 in Somali

Help us?

YOOXANAA 9:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Xertiisu waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, yaa dembaabay, ma kan baa mise waa waalidkiis, inuu indhala'aan ku dhasho?
3 Ciise ayaa ugu jawaabay, Ninkan iyo waalidkiis midna ma dembaabin, laakiin waa in shuqullada Ilaah lagu muujiyo isaga.
YOOXANAA 9 in Kitaabka Quduuska Ah