Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 9:12-14 in Somali

Help us?

YOOXANAA 9:12-14 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Kolkaasay waxay ku yidhaahdeen, Xaggee buu joogaa? Isaguse wuxuu ku yidhi, Ma ogi.
13 Markaasaa kii markii hore indhaha la'aa waxaa loo geeyey Farrisiintii.
14 Waxayna ahayd sabti maalintii Ciise dhoobada sameeyey oo indhihiisii furay.
YOOXANAA 9 in Kitaabka Quduuska Ah