Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 8:6-8 in Somali

Help us?

YOOXANAA 8:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Waxay waxaas u yidhaahdeen, iyagoo jirrabaya, si ay u helaan wax ay ku ashtakeeyaan. Laakiin Ciise waa foororsaday, oo farta ayuu dhulka wax ku qoray.
7 Laakiin goortay sii wadeen inay weyddiiyaan, wuu istaagay, oo wuxuu ku yidhi, Kii idinka mid ah oo aan dembi lahayn, isagu horta dhagax ha ku tuuro.
8 Mar kale ayuu foororsaday, oo haddana dhulka wax ku qoray.
YOOXANAA 8 in Kitaabka Quduuska Ah