Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 8:48-51 in Somali

Help us?

YOOXANAA 8:48-51 in Kitaabka Quduuska Ah

48 Yuhuuddu waxay ugu jawaabeen, Miyaannan run ku hadlin markaannu nidhi, Reer Samaariya baad tahay, oo jinni baad qabtaa?
49 Ciise wuxuu ugu jawaabay, Jinni ma qabo, laakiin Aabbahay baan murweeyaa, idinkuna waad i murwad jebisaan.
50 Anigu ammaantayda ma doono, waxaase jira mid doona oo xukuma.
51 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Haddii qof uun ereygayga xajiyo, weligiis dhimasho ma arki doono.
YOOXANAA 8 in Kitaabka Quduuska Ah