Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 8:44 in Somali

Help us?

YOOXANAA 8:44 in Kitaabka Quduuska Ah

44 Idinku waxaad tihiin kuwo aabbahood Ibliiska yahay, oo waxaad doonaysaan inaad samaysaan damacyada aabbihiin. Tan iyo bilowgii wuxuu ahaa mid dhiig qaba, runtana kuma uu joogsan, waayo, runtu kuma jirto isaga. Markuu been ku hadlo, tiisuu ku hadlaa, waayo, waa beenaaleh, waana beenta aabbaheed.
YOOXANAA 8 in Kitaabka Quduuska Ah