Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 8:31-32 in Somali

Help us?

YOOXANAA 8:31-32 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Sidaas aawadeed Ciise wuxuu ku yidhi Yuhuuddii isaga rumaysatay, Haddaad ereygayga ku sii socotaan, runtii waxaad tihiin xertayda.
32 Oo waxaad garan doontaan runta; runtiina waa idin xorayn doontaa.
YOOXANAA 8 in Kitaabka Quduuska Ah