Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 7:7-10 in Somali

Help us?

YOOXANAA 7:7-10 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Dunidu idinma nebcaan karto, anigase way i neceb tahay, waayo, waxaan ka marag furaa in shuqulladeedu ay shar yihiin.
8 Idinku iidda u kaca, anigu iiddan weli u kici maayo, waayo, wakhtigaygu weli ma dhammaan.
9 Markuu waxyaalahaas iyagii ku yidhi, weli wuxuu sii joogay Galili.
10 Markii walaalihiis iiddii u kaceen, ayuu isaguna markaas xaggeeda u kacay, bayaan kuma tegin, laakiin sidii mid isqarinaya buu u tegey.
YOOXANAA 7 in Kitaabka Quduuska Ah