Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 7:38-40 in Somali

Help us?

YOOXANAA 7:38-40 in Kitaabka Quduuska Ah

38 Kii i rumaysta, calooshiisa waxaa ka duuli doona webiyo biyaha nool ah, sida Qorniinku u yidhi.
39 Waxaas ayuu kaga hadlay Ruuxa oo ay kuwii isaga rumaystay heli doonaan, waayo, Ruuxa weli lama bixin, maxaa yeelay, Ciise weli ma ammaanmin.
40 Sidaa aawadeed dadkii badnaa qaarkood, goortay hadalladaas maqleen, waxay yidhaahdeen, Runtii kanu waa nebigii.
YOOXANAA 7 in Kitaabka Quduuska Ah