Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 7:18-20 in Somali

Help us?

YOOXANAA 7:18-20 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Kan qudhiisu iska hadlaa, ammaantiisuu doonaa, laakiin kan doona ammaanta kan soo diray, kaasaa run ah, oo xaqdarro kuma jirto.
19 Miyaan Muuse sharciga idin siin? Midkiinnana sharciga ma yeelo. Maxaad u doonaysaan inaad i dishaan?
20 Dadkii badnaa waxay ugu jawaabeen, Jinni baad qabtaa. Yaa doonaya inuu ku dilo?
YOOXANAA 7 in Kitaabka Quduuska Ah