Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 7:17-19 in Somali

Help us?

YOOXANAA 7:17-19 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Haddii nin doonayo inuu doonistii Ilaah sameeyo, wuu garan doonaa waxbaridda, inay tahay tii Ilaah amase aan qudhaydu iska hadlayo.
18 Kan qudhiisu iska hadlaa, ammaantiisuu doonaa, laakiin kan doona ammaanta kan soo diray, kaasaa run ah, oo xaqdarro kuma jirto.
19 Miyaan Muuse sharciga idin siin? Midkiinnana sharciga ma yeelo. Maxaad u doonaysaan inaad i dishaan?
YOOXANAA 7 in Kitaabka Quduuska Ah