Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 7:1 in Somali

Help us?

YOOXANAA 7:1 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Waxyaalahaas dabadeed Ciise ayaa Galili ku dhex wareegay, waayo, ma u doonaynin inuu Yahuudiya ku wareego, maxaa yeelay, Yuhuuddu waxay doonayeen inay dilaan.
YOOXANAA 7 in Kitaabka Quduuska Ah