Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 6:8-9 in Somali

Help us?

YOOXANAA 6:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Markaasaa xertiisii midkood oo Andaros la odhan jiray oo Simoon Butros walaalkiis ahaa wuxuu ku yidhi,
9 Halkan waxaa jooga wiil qaba shan kibsood oo shaciir ah iyo laba kalluun, laakiin waxaasi maxay u tarayaan dad sidan u badan?
YOOXANAA 6 in Kitaabka Quduuska Ah