Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 6:6-7 in Somali

Help us?

YOOXANAA 6:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Wuxuu waxaas ugu yidhi inuu jirrabo isaga, waayo, isaga qudhiisu waa ogaa wuxuu samayn lahaa.
7 Filibos wuxuu ugu jawaabay, Laba boqol oo dinaar oo kibis ahi kuma filla in nin walba wax yar qaato.
YOOXANAA 6 in Kitaabka Quduuska Ah