Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 6:57-59 in Somali

Help us?

YOOXANAA 6:57-59 in Kitaabka Quduuska Ah

57 Sida Aabbaha nool ii soo diray, aniguna Aabbahaan u noolahay daraaddiis, sidaasaa kii i cunaa isaguna u nolaan doonaa daraadday.
58 Tanu waa kibista samada ka soo degtay, ma aha sida tii awowayaashiin cuneen oo ay dhinteen. Kii kibistan cunaa, weligiis wuu noolaan doonaa.
59 Waxyaalahaas ayuu sunagogga kaga dhex hadlay intuu Kafarna'um wax ku barayay.
YOOXANAA 6 in Kitaabka Quduuska Ah