Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 6:45-49 in Somali

Help us?

YOOXANAA 6:45-49 in Kitaabka Quduuska Ah

45 Waxaa ku qoran kitaabbadii nebiyada, Kulligood Ilaah baa wax bari doona. Mid kasta oo Aabbaha wax ka maqlay oo ka bartay waa ii yimaadaa.
46 Ma aha in nin arkay Aabbaha, kii Ilaah ka yimid mooyaane. Isagu waa arkay Aabbaha.
47 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii i rumaystaa, wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah.
48 Anigu waxaan ahay kibista nolosha.
49 Awowayaashiin waxay cidlada ku cuneen maannada, oo ay dhinteen.
YOOXANAA 6 in Kitaabka Quduuska Ah