Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 6:35-36 in Somali

Help us?

YOOXANAA 6:35-36 in Kitaabka Quduuska Ah

35 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay kibista nolosha. Kii ii yimaadaa ma gaajoon doono, kii i rumaystaana ma harraadi doono weligiis.
36 Laakiin waxaan idiin sheegay inaad i aragteen, mase rumaysataan.
YOOXANAA 6 in Kitaabka Quduuska Ah