Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 6:34-37 in Somali

Help us?

YOOXANAA 6:34-37 in Kitaabka Quduuska Ah

34 Haddaba waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, kibistan mar walba na sii.
35 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay kibista nolosha. Kii ii yimaadaa ma gaajoon doono, kii i rumaystaana ma harraadi doono weligiis.
36 Laakiin waxaan idiin sheegay inaad i aragteen, mase rumaysataan.
37 Dhammaan wuxuu Aabbuhu i siiyo way ii iman doonaan, oo kii ii yimaadana ma eryi doono.
YOOXANAA 6 in Kitaabka Quduuska Ah