Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 6:27-28 in Somali

Help us?

YOOXANAA 6:27-28 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Ha u shaqaynina cuntada hallaabaysa, laakiin u shaqeeya cuntada sii jiraysa ilaa nolosha weligeed ah ee Wiilka Aadanahu idin siin doono, waayo, isaga Aabbaha Ilaaha ah ayaa caddeeyey.
28 Sidaas aawadeed waxay ku yidhaahdeen, Maxaannu yeelnaa si aannu shuqullada Ilaah u samayno?
YOOXANAA 6 in Kitaabka Quduuska Ah