Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:43-45 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:43-45 in Kitaabka Quduuska Ah

43 Waxaan ku imid Aabbahay magiciis, idinkuna waad i aqbali weydeen. Haddiise mid kale magiciisa ku yimaado, kaasaad aqbalaysaan.
44 Sidee baad u rumaysan kartaan, idinkoo dhexdiinna ammaan iska aqbalaya, oo aydnaan doonayn ammaanta ka timaada Ilaaha keligiis ah?
45 Ha u malaynina inaan Aabbaha idinku ashtakaynayo: kan idin ashtakaynayaa waa Muuse, kii aad isku hallayseen.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah