Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:37-39 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:37-39 in Kitaabka Quduuska Ah

37 Aabbihii i soo dirayna waa ii marag furay. Idinkuna codkiisa ma maqlin goornaba, mana aydnaan arkin muuqiisa.
38 Mana haysataan ereygiisa oo idinku sii jira, waayo, kii uu soo diray waad rumaysan weydeen.
39 Qorniinka ayaad baadhaan, waayo, waxaad u malaynaysaan inaad nolosha weligeed ah ka helaysaan, waana iyaga kuwa ii marag furayaa.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah