Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:32-34 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:32-34 in Kitaabka Quduuska Ah

32 Laakiin waxaa jira mid kale oo ii marag fura, waanan ogahay maragguu ii furaa inuu run yahay.
33 Waxaad cid u soo dirteen Yooxanaa, wuuna u marag furay runta.
34 Aniguse xagga dadka marag kama aan qaato, laakiin waxyaalahan waxaan u idhaahdaa inaad badbaaddaan.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah