Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:3-4 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:3-4 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Meelahaas waxaa jiifay dad badan oo buka oo indha la' oo laxaad la' oo curyaan ah. Waxay sugayeen biyuhu inay dhaqaaqaan.
4 Maxaa yeelay, malaa'igta Rabbiga ayaa marmar warta ku soo degi jirtay oo biyaha qasi jirtay; oo kii ugu hor galay biyihii markii la qasay dabadeed wuu ka bogsaday cudur kastuu qabay.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah