Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:26-28 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:26-28 in Kitaabka Quduuska Ah

26 Sida Aabbuhu nolol isugu leeyahay, sidaasuu Wiilka u siiyey inuu nolol isugu lahaado.
27 Wuxuuna siiyey amar uu wax ku xukumo, maxaa yeelay, waa Wiilka Aadanaha.
28 Taas ha la yaabina, waayo, saacaddu waa imanaysaa markii kuwa xabaalaha ku jiraa dhammaantood ay codkiisa maqli doonaan,
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah