Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:8-9 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Maxaa yeelay, xertiisii magaaladay ku maqnaayeen inay cunto soo iibsadaan.
9 Naagtii reer Samaariya ahayd waxay haddaba ku tidhi isaga, Sidee baad, adigoo Yuhuudi ah, biyo ii weyddiisanaysaa, anigoo naag reer Samaariya ah? (Waayo, dan iskuma leh Yuhuudda iyo reer Samaariya.)
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah