Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:28-30 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:28-30 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Sidaa aawadeed naagtii ayaa ashuunkeedii ka tagtay, oo magaaladay u baxday, oo waxay ku tidhi dadkii,
29 Kaalaya oo arka ninkii ii sheegay wax walba oo aan sameeyey. Miyaanu kani ahayn Masiixa?
30 Markaasay magaaladii ka soo baxeen, wayna u imanayeen isagii.
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah