Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:2-6 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:2-6 in Kitaabka Quduuska Ah

2 (in kastoo Ciise qudhiisu uusan baabtiisin, laakiin xertiisu way baabtiisayeen),
3 ayuu Yuhuudiya ka tegey, wuxuuna mar kale u kacay Galili.
4 Oo wuxuu lahaa inuu Samaariya dhex maro.
5 Haddaba wuxuu yimid magaalada Samaariya, oo Sukhar la odhan jiray, oo ku dhowayd dalkii Yacquub siiyey wiilkiisii Yuusuf.
6 Waxaana meeshaas jiray ceelkii Yacquub. Haddaba Ciise oo sodcaal ku soo daalay, wuxuu fadhiistay ceelka agtiisa. Saacaddiina waxay ku qiyaasnayd lixda.
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah