Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:16-19 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:16-19 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Tag oo ninkaagii u soo yeedh, oo halkan kaalay.
17 Naagtii ayaa u jawaabtay oo ku tidhi, Nin ma lihi. Ciise wuxuu ku yidhi, Run baad ku hadashay, Nin ma lihi.
18 Waayo, shan nin baad lahayd, kan aad haddeer haysatidna ninkaagii ma aha. Taas run baad ku sheegtay.
19 Naagtii waxay ku tidhi, Sayidow, waan gartay inaad nebi tahay.
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah