Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 3:6-8 in Somali

Help us?

YOOXANAA 3:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Waxa jidhka ka dhashaa waa jidh, waxa Ruuxa ka dhashaana waa ruux.
7 Ha la yaabin haddaan ku leeyahay, Waa inaad mar kale dhalataan.
8 Dabayshu way u dhacdaa meeshay doonto, waxaadna maqashaa xiinkeeda, laakiin ma ogid meeshay ka timaado iyo meeshay u kacdo; waa sidaas oo kale qof kasta oo Ruuxa ka dhasha.
YOOXANAA 3 in Kitaabka Quduuska Ah