Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 3:4-5 in Somali

Help us?

YOOXANAA 3:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Nikodemos wuxuu ku yidhi, Sidee baa nin mar kale u dhalan karaa isagoo duq ah? Miyuu mar kale uurkii hooyadiis geli karaa oo ka dhalan karaa?
5 Ciise baa ugu jawaabay, Runtii, runtii, waxaan kugu leeyahay, Qof haddaanu ka dhalan biyo iyo Ruuxa, boqortooyadii Ilaah geli kari maayo.
YOOXANAA 3 in Kitaabka Quduuska Ah