Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 3:30-31 in Somali

Help us?

YOOXANAA 3:30-31 in Kitaabka Quduuska Ah

30 Isagu waa inuu kordho, aniguse waa inaan yaraado.
31 Kii xagga sare ka yimaadaa, dhammaan ayuu ka sarreeyaa; kii dunida ka yimaadaana waa kii dunida, oo wuxuu ka hadlaa dunida. Kii jannada ka yimaadaa, dhammaan ayuu ka sarreeyaa.
YOOXANAA 3 in Kitaabka Quduuska Ah