Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 3:23-26 in Somali

Help us?

YOOXANAA 3:23-26 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Yooxanaana wuxuu dad ku baabtiisayay Caynoon oo ku dhow Saalim, waayo, meeshaasu waxay lahayd biyo badan, iyaguna way yimaadeen, waana la baabtiisay.
24 Waayo, Yooxanaa weli xabsiga laguma tuurin.
25 Sidaa aawadeed waxaa ka dhex kacay Yooxanaa xertiisii iyo nin Yuhuudi ahaa weyddiis oo daahirinta ku saabsan.
26 Markaasay u yimaadeen Yooxanaa oo ku yidhaahdeen, Macallimow, kii kula jiray Webi Urdun shishadiisa oo aad marag u furtay ayaa dad baabtiisaya, oo dadka oo dhan way u imanayaan.
YOOXANAA 3 in Kitaabka Quduuska Ah