Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 2:24-25 in Somali

Help us?

YOOXANAA 2:24-25 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Laakiin Ciise qudhiisu iskuma hallayn iyaga, waayo dadka oo dhan ayuu yiqiin,
25 oo uma baahnayn in laga marag furo dadka, waayo, isaga qudhiisu waa yiqiin waxa dadka ku jira.
YOOXANAA 2 in Kitaabka Quduuska Ah