Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 20:7-9 in Somali

Help us?

YOOXANAA 20:7-9 in Kitaabka Quduuska Ah

7 iyo maradii madaxiisa saarnayd oo aan la oollin maryihii, laakiin meel keligeed ku duudduubnayd.
8 Markaas haddaba waxaa galay kii kale oo xerta ahaa oo hore u yimid xabaashii, wuuna arkay oo rumaystay.
9 Waayo, weli Qorniinka ma ay garan inay tahay inuu kuwa dhintay ka soo sara kaco.
YOOXANAA 20 in Kitaabka Quduuska Ah