Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 1:29-30 in Somali

Help us?

YOOXANAA 1:29-30 in Kitaabka Quduuska Ah

29 Maalintii labaad Yooxanaa wuxuu arkay Ciise oo ku soo socda, oo wuxuu yidhi, Bal eega Wanka Ilaah ee dembiga dunida qaadaya.
30 Kanu waa kii aan idhi, Waxaa iga daba imanaya nin iga horreeyey, waayo, hortay buu jiray.
YOOXANAA 1 in Kitaabka Quduuska Ah