Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 19:7-10 in Somali

Help us?

YOOXANAA 19:7-10 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Yuhuuddii ayaa ugu jawaabtay, Sharci baannu leennahay, sharcigaas xaggiisana waa inuu dhinto, waayo, wuxuu iska dhigay Wiilka Ilaah.
8 Haddaba Bilaatos markuu hadalkaas maqlay, aad buu u sii baqay,
9 oo haddana wuxuu galay guriga taliyaha oo ku yidhi Ciise, Xaggee baad ka timid? Laakiin Ciise jawaabna uma uu celinin.
10 Sidaa daraaddeed Bilaatos ayaa ku yidhi, Miyaanad ila hadlayn? Miyaanad ogayn inaan leeyahay amar aan kugu sii daayo iyo amar aan iskutallaabta kugu qodbo?
YOOXANAA 19 in Kitaabka Quduuska Ah