Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 19:34-36 in Somali

Help us?

YOOXANAA 19:34-36 in Kitaabka Quduuska Ah

34 Laakiin mid askartii ka mid ah ayaa dhinaca Ciise waran kaga wareemay, oo markiiba waxaa ka soo baxay dhiig iyo biyo.
35 Oo kii arkayna wuu marag furay, maraggiisuna waa run, wuuna garanayaa inuu run sheegayo, inaad idinkuna rumaysataan.
36 Waayo, waxyaalahaas waxay u dhaceen inuu ahaado Qorniinka leh, Lafihiisa midna la jebin maayo.
YOOXANAA 19 in Kitaabka Quduuska Ah