Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 16:4-5 in Somali

Help us?

YOOXANAA 16:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Laakiin waxaan waxyaalahaas idiinkula hadlay in markii saacaddoodu timaado aad xusuusataan inaan idiin sheegay. Tan iyo bilowgii waxyaalahaas idinkulama hadlin, maxaa yeelay, waan idinla joogay.
5 Laakiin hadda waxaan u tegayaa kii i soo diray, midkiinna i weyddiin maayo, Xaggee baad tegaysaa?
YOOXANAA 16 in Kitaabka Quduuska Ah