Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 16:13-14 in Somali

Help us?

YOOXANAA 16:13-14 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Laakiin markuu kan Ruuxa runta ahu yimaado, wuxuu idinku wadi doonaa runta oo dhan, waayo, isagu iskama hadli doono, wuxuuse ku hadli doonaa wuxuu maqlo, wuxuuna idiin sheegi doonaa waxa imanaya.
14 Wuu i ammaani doonaa, waayo, waxayguu qaadi doonaa, wuuna idiin sheegi doonaa.
YOOXANAA 16 in Kitaabka Quduuska Ah