Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 15:16-19 in Somali

Help us?

YOOXANAA 15:16-19 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Idinku ima aydnaan dooran, laakiinse anaa idin doortay, waanan idiin diray inaad tagtaan oo midho soo dhashaan, iyo in midhihiinnu sii jiraan, in wax alla waxaad Aabbaha magacayga ku weyddiisataan uu idin siiyo.
17 Waxyaalahaas ayaan idiinku amray inaad isjeclaataan.
18 Dunidu hadday idin nebcaato, waad garanaysaan inay hortiin i nebcaatay.
19 Haddaad kuwa dunida ahaan lahaydeen, dunidu kuweeda way jeclaan lahayd, laakiin kuwa dunida ma ihidin, waanse idinka doortay dunida, taas aawadeed dunidu way idin neceb tahay.
YOOXANAA 15 in Kitaabka Quduuska Ah