Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 14:23-24 in Somali

Help us?

YOOXANAA 14:23-24 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Haddii nin i jecel yahay, ereygayguu xajin doonaa, Aabbahayna waa jeclaan doonaa, oo waannu u iman doonnaa, waanna la joogi doonnaa.
24 Kii aan i jeclayn, ereygayga ma xajiyo: ereygaad maqlaysaanna kayga ma aha, laakiin waxaa leh Aabbaha i soo diray.
YOOXANAA 14 in Kitaabka Quduuska Ah