Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 13:15-17 in Somali

Help us?

YOOXANAA 13:15-17 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Waxaan idin siiyey masaal inaad samaysaan sidaan idinku sameeyey.
16 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Addoon kama weyna sayidkiis, mid la soo dirayna kama weyna kii soo diray.
17 Haddaad waxyaalahan garanaysaan, waad barakaysan tihiin haddaad yeeshaan.
YOOXANAA 13 in Kitaabka Quduuska Ah