Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 13:1-2 in Somali

Help us?

YOOXANAA 13:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Iidda Kormaridda horteed Ciise wuxuu garanayay inay timid saacaddiisii uu dunidan ka tegi lahaa ilaa Aabbaha, oo siduu u jeclaa kuwiisii dunida joogay, ayuu u jeclaa tan iyo dhammaadka.
2 Ibliiska ayaa markii hore qalbiga Yuudas Iskariyod ina Simoon geliyey inuu Ciise gacangeliyo.
YOOXANAA 13 in Kitaabka Quduuska Ah