Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 12:23-24 in Somali

Help us?

YOOXANAA 12:23-24 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Kolkaasaa Ciise u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, Saacaddii way timid uu Wiilka Aadanahu ammaanmi lahaa.
24 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Xabbad sarreen ah haddaanay dhulka ku dhicin oo dhiman, keligeed bay iska jiraysaa, laakiin hadday dhimato, midho badan bay dhashaa.
YOOXANAA 12 in Kitaabka Quduuska Ah