Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 11:51-53 in Somali

Help us?

YOOXANAA 11:51-53 in Kitaabka Quduuska Ah

51 Waxaas iskama odhan, laakiin isagoo ah wadaadka sare sannaddaas, wuxuu sii sheegay in Ciise quruunta u dhiman doono,
52 quruuntii oo keliya uma aha, laakiin inuu mid keliya isugu soo ururiyo carruurtii Ilaah oo kala firidhsan.
53 Haddaba maalintaas wixii ka dambeeyey waxay ku tashadeen inay dilaan.
YOOXANAA 11 in Kitaabka Quduuska Ah