Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 11:22-25 in Somali

Help us?

YOOXANAA 11:22-25 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Hadda waxaan garanayaa in wax alla waxaad Ilaah weyddiisatid uu ku siinayo.
23 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Walaalkaa waa sara kici doonaa.
24 Maartaa ku tidhi, Waan garanayaa inuu kici doono wakhtiga sarakicidda ee maalinta u dambaysa.
25 Ciise ayaa ku yidhi, Anigu waxaan ahay sarakicidda iyo nolosha. Kii i rumaystaa, in kastoo uu dhinto, wuu noolaan doonaa.
YOOXANAA 11 in Kitaabka Quduuska Ah