Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 11:20-22 in Somali

Help us?

YOOXANAA 11:20-22 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Maarta haddaba markay maqashay in Ciise imanayo, ayay ka hor tagtay, Maryanse gurigay iska fadhiday.
21 Markaasaa Maarta waxay Ciise ku tidhi, Sayidow, haddaad halkan joogtid, walaalkay ma uu dhinteen.
22 Hadda waxaan garanayaa in wax alla waxaad Ilaah weyddiisatid uu ku siinayo.
YOOXANAA 11 in Kitaabka Quduuska Ah