Text copied!
Bibles in Somali

YEXESQEEL 24:15-18 in Somali

Help us?

YEXESQEEL 24:15-18 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,
16 Wiilka Aadamow, bal ogow, waxaan darbad qudha kaaga qaadayaa tii ay indhahaagu jecel yihiin, laakiinse ha u barooran, hana u ooyin, oo ilmadaaduna innaba yaanay u daadan.
17 Taah, laakiin si aamusan u taah, oo baroorasho kuwii dhintay loo baroorto ha u barooran. Duubkaaga madaxa ku duubo, oo kabaha gasho, oo bushimahaagana ha daboolin, oo kibista dadkana innaba ha cunin.
18 Markaasaan aroortii dadkii la hadlay, makhribkiina naagtaydii way dhimatay, oo aniguna sidii laygu amray ayaan subaxdii yeelay.
YEXESQEEL 24 in Kitaabka Quduuska Ah