Text copied!
Bibles in Somali

YASHUUCA 19:1-2 in Somali

Help us?

YASHUUCA 19:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Oo saamigii labaadna wuxuu u soo baxay reer Simecoon, oo waa dhaxalkii ay qabiilkii reer Simecoon u heleen siday reerahoodu ahaayeen. Oo dhaxalkooduna wuxuu ku dhex jiray dhaxalkii reer Yahuudah.
2 Oo waxay dhaxal u heleen: Bi'ir Shebac, ama Shebac, iyo Molaadaah,
YASHUUCA 19 in Kitaabka Quduuska Ah